Golaha Wakiiladda oo Buuqa ka taagan yahay xildhibaanada oo Gacanta is ku la Tagey

Hargeysa(Araweelo News Network) fadhigii gollah wakiiladda ee maanta oo qabsoomin ka diba gudoomiya cirro oo ila had aan ka so qayb galin fadhigaas.

Xuban golaha baarlamaanka oo iyagu dhamaantood jooga fadhiga maanta kan soo qayb gallay iyo gudoomiye cirro oo wali iman fadhigii golah wakiiladda ee maanta .xildhibaanad qaar oo iyagu halkaas isku gacan saarey buuqa iyo sawaxan wali ka socoda baarlamanka Somaliland maanta.

ka dib markii labada mooshin ee iska soo horjeeda ee la doonyey in gudoomiye cirro am labadiisa ku xigeen midda kood daaqad laga saaro ,hasa yeeshe labadan mooshin ayaa wali middan aan loo codeyn iyadoo wali halkaas buuqa ka taagan yahay wixii intaa ka soo kordha ee war ah waan diin la socoda sii doonah

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *