Xuban golaha baarlamaanka oo iyagu dhamaantood jooga fadhiga maanta kan soo qayb gallay iyo gudoomiye cirro oo wali iman fadhigii golah wakiiladda ee maanta .xildhibaanad qaar oo iyagu halkaas isku gacan saarey buuqa iyo sawaxan wali ka socoda baarlamanka Somaliland maanta.
ka dib markii labada mooshin ee iska soo horjeeda ee la doonyey in gudoomiye cirro am labadiisa ku xigeen midda kood daaqad laga saaro ,hasa yeeshe labadan mooshin ayaa wali middan aan loo codeyn iyadoo wali halkaas buuqa ka taagan yahay wixii intaa ka soo kordha ee war ah waan diin la socoda sii doonah