Nairobi( Araweelo News Network)“Welcome and congratulations to Mohamed Younis in Somaliland. A friend and colleague from Sudan. Look forward to working together again.” Ayuu ku yidhi Mr. Kay ayaa farriintiisa uu bogga Twitterka ku qoray,

 

isagoo ku yidhi “Hambalyo, soona dhawaw Maxmed Biixi Yoonis Wasiirka arrimaha debadda Somaliland  ee cusub, waa nin aanu saaxiib dhaw ahayn, isla markaana ah jaalkayga qaramada midoobay oo aanu dalka Sudan wada joognay mar” ayuu ku yidhi farriinta kooban ee uu ku qoray boggiisa twitterka

Isagoo sii wada farriitana haddana wuxuu yidhi “waxaan aad u rajaynaya inaynu wada shaqayn dhaw yeelan doono mar labaad” ayuu ku yidhi fariinta uu ku baahiyay Ambassador Nicholas Kay iyo Ambassador Maxamed Biixi Yoonis ayaa labaduba mar ka wada dalka Sudan, isagoo Nicholas Kay ahaa 2007-dii ilaa 2010-kii safiirka Britain ee dalka Sudan, waxaana la xasuusta in Mr. Biixi iyo Mr. Kay ay muddo ka soo wada hawl gallayeen sidii loo xasilin lahaa colaadaha gobolka Daarfur iyo dalka Sudan.

Dhinaca kale Ergayga qaramada Midoobay oo dhowaan Booqasho ku yimi Somalilan ayaa la kulmay wejigabax, kadib markii xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku ganacsaydhay qorshiisa ku wajahan arrimaha Somaliland iyo Somalia.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *