afduubaDiyaarad_Geneva1Diyaaradan ayaa lagu dajiyey madaarka Diyaaradaha Switzerland ee xaruntiisu tahay Geneva ee Diyaarada ayaa  u sii jeeday dalka Talyaaniga , waxaana

wakhti kooban la xidhay gabi ahaan dhaq dhaqaaqi duulimaadka ee Airporka Geneva

 

 

Warar goor dhaweyda soo baxay ayaa sheegey in diyaarad si lam filaan ah uu ula wareegay ku xigeenka kabtankii (duuliyii 2aad ) ee diyaarada waday .kaas oo la sheegey in uu ka faaideystey ka dib markii duuliyhii 1aad uu dhinaca suuliga u kacay sidaasna uu ku Af duubey diyaarada

 

Ku xigeenka ayaa la sheegey inuu hoosta ka xidhey qolka diyaarad laga waddo ka diban diyaarad ka soo dajiyey airporka Geneva .isagoo ka dib isu dhiibey ciidamad airporka magaald Geneva,duuliyah ayaa la sheegey in magangalyo weydiistey dawald Switzerland

 

 

By Axlaam Mohamed

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *