Hargeysa(Araweelo News Network)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay
maanta Safiirka Dawlada Britain u qaabilsan Dalka Kenya ee fadhigiisu yahay Nairobi Mr. Neil Wigan.
Kulankaa oo ka dhacay qasriga Madaxtooyada, waxa Madaxweyne Siilaanyo ku wheliyay Wasiirka Arrimaha Debeda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, Wasiirka Madaxtooyadda iyo xubno kale.
Halkan ka dhegeyso warbixin ku saabsan waxyaabaha ay Madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Britain ee Nairobi ka wada hadleen Riix Halkan
Araweelo News Network
Somaliland Office
info@araweelonews.com