Osman HindiHargeysa(Arraweelo News Network) Cismaan Cabdullaahi Cigaal oo hore u ahaa afhayeenkii xisbigii burburay ee UDUB, sidoo kalena mar ahaa gudoomiyaha gobolka Maroodijeex ee xisbiga Kulmiye, balse

 

xiligan dhinaca ganacsiga u badan ayaa ka digay khatar ka iman karta shirweynaha qaran ee ay ku baaqeen axsaabta mucaaradka Somaliland.

Eng. Cismaan oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, wuxuu si cad uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, wuxuuna sheegay in cida keliya ee haddii loo baahdo shirweyne qaran ku baaqi kartaa  uu yahay Madaxweynaha oo keliya.

Warkaa oo dhamaystiran ka Daawo halkan Riix.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *