Hargeysa(Arraweelo News Network) Cismaan Cabdullaahi Cigaal oo hore u ahaa afhayeenkii xisbigii burburay ee UDUB, sidoo kalena mar ahaa gudoomiyaha gobolka Maroodijeex ee xisbiga Kulmiye, balse
xiligan dhinaca ganacsiga u badan ayaa ka digay khatar ka iman karta shirweynaha qaran ee ay ku baaqeen axsaabta mucaaradka Somaliland.
Eng. Cismaan oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, wuxuu si cad uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, wuxuuna sheegay in cida keliya ee haddii loo baahdo shirweyne qaran ku baaqi kartaa uu yahay Madaxweynaha oo keliya.
Warkaa oo dhamaystiran ka Daawo halkan Riix.