Baarlamaanka Puntland Oo Doortay Gudoomiye Cusub Oo Rajageliyay In uu Madaxtinimada Uu Kusoo Laabto Madaxweyne FarooleGaroowe(Araweelo News Network)Baarlamaanka Maamul  goboleedka Somalia ee Puntland ayaa gudoomiyaha Baarlamaanka u doortay Siciid Xasan Shire oo ahaa Wasiirkii hore ee

 

Xanaanada Xoolaha Maamulka Faroole. Kadib markii uu ku guulaystay codadka ugu badan Baarlamaanka Puntland.
Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka loogu doortay Siciid Xasan Shire ayaa walaac ku abuurtay musharixiinta doonaya in ay u tartamaan doorashada Madaxtooyada ee loolankeedu ka socdo halkaa, waxaana la saadaalinayaa in uu Cabdiraxmaan Faroole kusoo laabto xilka oo ay fursad u noqon karto doorashada ninka hore uga tirsanaa golihiisa wasiiradda ee loo doortay Baarlamaanka.
Gudoomiyaha Baarlamaanka ee la doortay Saciid Xasan Shire, waxay doorashadiisu abuurtay xaalad cabsi ah, iyadoo amaanka magaalada Garoowe aad loo adkeeyay, maadaama xiligan ay ka jirto deegaanka xaalad xaasaasi ah.

ino@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *