Madaxtooyadda Somalia Oo Ka Hadashay Ujeedada Wada Hadalada Somaliland Iyo Somalia

Muqdisho(Araweelo News Network)Al-shabaab ayaa gebi ahaanba ka jartay labadii caanamaal ee u danbeeyay in deegaanada ay maamulaan ee Koonfurta Somalia adeega internet Mobile-ka ee shirkadaha Isgaadhsiinta

 

qaarkood ay bixiyaan.
Kooxda Al-shabaab amar ku bixisay Todobaadkii hore in mudo laba todobaad ah  shirkadaha Isgaadhsiinta Soomaalida ay ku joojiyaan adeega internet Mobile iyo Fiber Optic.
Saraakiil ka tirsan Al-shabaab ayaa ku sameeyay deegaamada qaarkood in la fuliyay awaamiirta iyo amarka ay soo saareen , iyadoo mudada loo qabtay shirkaddaha adeega Internetka bixiyaa mudada loo qabtay ay ku eegtahay maalinta beri ah.

Dhinaca kale wararka qaar ayaa sheegaya in masuuliyiinta shirkaddaha Internetka qaarkood kulamo la yeesheen saraakiil Al-shabaab ah, kuwaas oo doonaya in ay ku qanciyaan  in aan addeegaa ay bixiyaan la joojin, balse lama ogga kulamadaa waxa kasoo baxay, waxayna arrinta Al-shabaab ku jiijinay addeega Internetka saamayn weyn ku yeelanay dadka  deegaamada Koonfurta Somalia, gaar ahaan meelaha ay sida buuxda gacanta ugu hayaan ee Baraawe, Buulo-Mareer, Jilib, Jalalqsi, Buulo Burde iyo meelo kale oo Al-shabaab ay maamusho, kuwaas oo maanta gebi ahaanba waayay adeega internetka.
Adeega internetka dheereeya ee Fiber Optic oo ka mid ah adeegyada ay mamnuuceen Al-shabaab maaha mid Somalia weli soo gaadhay, balse waxa jira shirkado ku hawlan in ay soo geliyaan Somalia, kuwaas oo dhinaca Koonfurta Somalia kasoo gelinaya dhanka Banbaasa ee Kenya.

 

Normal 0 false false false EN-US X-NONE X-NONE /* Style Definitions */ table.MsoNormalTable {mso-style-name:”Table Normal”; mso-tstyle-rowband-size:0; mso-tstyle-colband-size:0; mso-style-noshow:yes; mso-style-priority:99; mso-style-parent:””; mso-padding-alt:0in 5.4pt 0in 5.4pt; mso-para-margin-top:0in; mso-para-margin-right:0in; mso-para-margin-bottom:10.0pt; mso-para-margin-left:0in; line-height:115%; mso-pagination:widow-orphan; font-size:11.0pt; font-family:”Calibri”,”sans-serif”; mso-ascii-font-family:Calibri; mso-ascii-theme-font:minor-latin; mso-hansi-font-family:Calibri; mso-hansi-theme-font:minor-latin; mso-bidi-font-family:”Times New Roman”; mso-bidi-theme-font:minor-bidi;}

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *