-
Published On: Mon, Feb 13th, 2012

أنا لله وأنا إليه راجعون Tacsi Geerida Marxuum Aadan Muxum’ed Xuseen

Smiley face
Share This
Tags

Tafaftiraha Shebekada Araweelonews.com Carraale M. Jaamac, Chief Caaqil C/risaaq Caqli, Eng. Cali Axmed, Xoghayaha Gobolka Maroodi-jeex.

Xamse Ciise,  Cilmi Daahir Bulaale, Faysal C/llaahi Cabdale, C/raxmaan (Caano-Boodhe), C/raxmaan Muxum’ed   Xaashi, Naasir Cabdi Xariir,  Muuse Qardhab, Ibraahin Geydh Faarax iyo dhamaan asxaabtaa iyo sidoo kale hawlhadeenada iyo weriyayaasha Shebekada Araweelonews, waxay Tacsi  u dirayaan  Reer Muxum’ed Xuseen, iyagoo ka tacsidaynaya geerida naxdinta leh ee ku timi Marxuum  Aadan Muxum’ed Xuseen oo shalay ku geeriyooday Cusbataalka Adna ee magaalada Hargeysa, isla markaana lagu aasay maanta 13 February 2012, magaalada Hargeysa.
Waxayna Illaahay uga baryayaan inuu naxariistii Janno Fardawsa ka waraabiyo Qoyskii, Eheladii iyo asxaabtii  uu ka baxayna samir iyo Iimaan ka siiyo  Aamiin Aamiin Aamiin

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>