-
Published On: Wed, Aug 15th, 2012

Tacsi Geerida Abwaan Xaaji Muuse Aaye Inaa Lilaah Wa Inaa Ialayhi Raajiciin

Smiley face
Share This
Tags

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka baxay MARXUUUM, XAAJI MUUSE AAYE FAARAX oo ku

geeriyooday Hargeysa 15/08/2012 laguna aasi doono 16/08/2012 xabaalaha Masalaha.
Marxuumku waxa uu ka mid ahaa Odayadii magaca ku lahaa halkankii  iyo Suugaanta Somalilandba wuxuuna ahaa gabayaa caana.
Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>