Tafaftiraha shebekadda Araweelonews Carraale M jama, weriyayaasha iyo dhamaan shebekada araweelonews, waxay hanbalyo aan lasoo koobi karin hawada u marinayaan Meherka Cali Jamac Maxamed (Cali jamhuuriya) iyo Farax Ismaaciil Cabdullaahi oo Oo 01/03/2011 meherkoodu

 

ka dhacay hudheelka Summer Time ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin Ilaahay arooskiina ha idinku gaadhsiiyo bash-bash iyo barwaaqo. Aamiin…

Kayse Axmed Digaale, Dr. Cabdijibbaar Maxamed Cabdi Siciid, Xuseen Cabdillaahi Xuseen (Girgire), Maxamed Huriye (Shiikh Nuuraani), Bashiir Ibraahim (Universal), Cabdi Cali Dhagaweyne, Maxamuud Salaan Faroole, Xasan Xuseen Faarax Siciid Xaaji Axmed Qulunbe, Dayr Maxmed Cilmi, Siciid Cige (Carro-baydhay), Hamse Kayse, Cismaan Abokor Ducaale, Cabdi Cabdillaahi Dhoodi, Guddoomiye-ku-xigeenka Gobolka Togdheer Cabdi Daahir Laliye, Guuleed Daahir Samatar. Dhammaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Meherka:

Cali Jaamac Maxamed (Cali Jamhuuriya)

& Farax Ismaaciil Cabdillaahi

Oo 01/03/2011 meherkoodu ka dhacay hudheelka Summer Time ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin Ilaahay arooskiina ha idinku gaadhsiiyo bash-bash iyo barwaaqo. Aamiin….

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Xasan Cumar Hoori,

Guddoomiyaha Media Monitoring  Group Mustafe Sacad Dhinbiil,Guddoomiyaha Wargeyska Jamhuuriya ,Xasan Siciid Yuusuf, Tifaftiraha The Republican Xuseen Cali Nuur, Tifaftiraha Jamhuuriya ee London Cabdixakiin Maxamed Sheekh, Tifaftiraha Wargeyska Jamhuuriya [Somaliland] Maxamed Cumar Cabdi [Cirro], Guddoomiyaha guud ee Wargeyska Waaheen Maxamuud Cabdi Jaamac [Xuuto], Tifaftiraha Wargeyska Dawan Cumar Maxamed Faatax , Guddoomiyaha Wargeyska Dawan Maxamed Cismaan Mirre [Sayid], Guddoomiyaha Wargeyska Hargeysa Star Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare,  Mustafe Cabdi Maxamed [Jannaale], Hanna Cumar Yuusuf [Qoormadoobe], Khadar Maxamed Cakule, Keyse Faarax Yuusuf, Cabdiqani Xuseen Baynax, Khadar Cabdilaahi Maxamed, Xasan Maxamed Yuusuf, M.M.Kastan, Sahra Ciidle Nuur, Nimco Samriye, Najax Aadan Cunaaye, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Cabdiqaadir Maxamed Ciid [Baay], Siciid Cawil Axmed Xajiin, Cabdi Xasan Cabdi, Maxamed Saleebaan Cumar, Mustafe Sheekh Cumar , Axmed Maxamed Cabdilaahi [Barre], Shiine Cilmi Kaahin, Mahad Aw Kadleeye, Faysal Maxamed Xasan, Rashiid Cali Sheekh, Kayse Daahir Muxumed.

Dhammaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Meherka:

Cali Jaamac Maxamed (Cali Jamhuuriya)

& Farax Ismaaciil Cabdillaahi

Oo 01/03/2011 meherkoodu ka dhacay hudheelka Summer Time ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin Ilaahay arooskiina ha idinku gaadhsiiyo bash-bash iyo barwaaqo. Aamiin….

Maxamuud Axmed Xirsi (Figo), Mustafe Cabdi Xasan, Mahad Axmed Aadan, Naasir Cabdi Ibraahim, Xamse Ibraahim Xuseen, Xasan Mire Guuleed, cabdiwahab Aw Cali Jamac, Cabdicasiis Ismaaciil Cabdi, Cabdikariin Sh. Muuse, Kayse Daahir Muxumed, Jaamac Maxamed Cabdi, Khadar Siciid Yuusuf, Cabdiraxmaan Faysal Cali, Mukhtaar Cambe, Kowsar Cambe, Hodan Cali Cajabi, Muuna Casayr Jaamac, Nimco Samriye, Sahra Ciidle Nuur. Asxaabtaasi iyo guud ahaan bahda warbaahinta Somaliland waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Meherka:

Cali Jaamac Maxamed

& Farax Ismaaciil Cabdillaahi

Oo 01/03/2011 meherkoodu ka dhacay hudheelka Summer Time ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin Ilaahay arooskiina ha idinku gaadhsiiyo bash-bash iyo barwaaqo. Aamiin….

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Faysal Cali Sheekh, Guddoomiyaha Jamhuuriya Media Group Xasan Siciid Yuusuf, Guddoomiye-ku-xigeenka Khaliif Nuux Sheekh, Maareeyaha Jamhuuriya Media Group Mustafe Sacad Dhimbiil, Tifaftiraha The Republican Xuseen Cali Nuur, Tifaftiraha Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi (Cirro), Cabdirashiid Cali Sheekh, Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay), A.A.Qoobay, M.M. Kastam, Cabdillaahi Maxamed Ibraahim (Persia), Keyse Daahir Muhumed, Siciid Jaamac Cabdi, Siciid Xuseen Yuusuf, Cabdirisaaq Xuseen Jaamac, Mahad Yusuf Kirix, Maxamed Maxamuud Diiriye, Keyse Axmed Digaale, Mahamed Ismaciil Cumar (Biid), Cabdiraxmaan Maxamed Habbane, Ibraahim Khadar Siciid, Siciid Axmed Aw Cabdi, Cabdirashiid Cali, Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil, Jaamac Mahamed Abdi, Khadar Siciid Yuusuf iyo dhammaan maamulka iyo shaqaalaha Jamahuuriya Media Group waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karayn u dirayaan Meherka.

Cali Jaamac Maxamed

& Farax Ismaaciil Cabdillaahi

Oo 01/03/2011 meherkoodu ka dhacay hudheelka Summer Time ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin Ilaahay arooskiina ha idinku gaadhsiiyo bash-bash iyo barwaaqo. Aamiin….

Hamhalyo Meher Wacan

Aabbo Jaamac Maxamed Xasan, Hooyo Khadra Maxamed Jaamac iyo carruurtooda oo kala ah; Yurub Jaamac Maxamed, saygeeda iyo carruurtooda, Sahra Jaamac Maxamed, saygeeda iyo carruurtooda, Xasan Jaamac Maxamed, xaaskiisa iyo carruurtiisa, Cabdillaahi Jaamac Maxamed, xaaskiisa iyo carruurtooda, Cabdiqaadir Jaamac Maxamed, xaaskiisa iyo carruurtooda, Iido Jaamac Maxamed, saygeeda iyo carruurtooda iyo Axmed Jaamac Maxamed iyo xaaskiisu. Waxay dhammaantood hambalyo iyo boogaadin u dirayaan;

Cali Jaamac Maxamed

& Farax Ismaaciil Cabdillaahi

Oo 1/3/2011 meherkoodu ka dhacay huteelka Summer Time ee magaalada Hargeysa, waxaannay leeyihiin Ilaahay ha dhigo reerkii isku waara ee bash bash iyo barwaaqo la kulma. Aamiin… Aamiin… Aamiin…

Hooyo Hibo Maxamed Nuux iyo carruurteeda oo kala ah; Nuura Ismaaciil Cabdillaahi, saygeeda iyo carruurtooda, Cabdiqaadir Ismaaciil Cabdillaahi, xaaskiisa iyo carruurtooda, Khadra Ismaaciil Cabdillaahi iyo carruurteeda, Canab Ismaaciil Cabdillaahi, saygeeda iyo carruurtooda iyo Layla Ismaaciil Cabdillaahi iyo saygeeda Cabdiqaadir Cilmi Guuleed iyo weliba Hoodo Axmed Ibraahim. Dhammaantood waxay boogaadin iyo hambalyo gaadhsiinayaan;

Cali Jaamac Maxamed

& Farax Ismaaciil Cabdillaahi

Oo 1/03/2011 meherkoodu ka dhacay huteelka Summer Time ee magaalada Hargeysa, waxaannay leeyihiin guurkiinu guur negi, gurigiinu guri khayr Alle ha ka yeelo, aqalgalkiinana ku gaadha nabadqab, bash bash iyo barwaaqo, Aamiin….Aamiin.

Mustafe Cabdi Xasan, Mahad Axmed Ibraahim, Maxamuud Axmed Xirsi (Figo), Naasir Cabdi Maxamed, Cabdisamad Axmed Rooble, Cabdi Suudi Ibraahim, Idiris Xasan Daahir, Xasan Jaamac Xasan, Axmed Muuse Axmed, Cumar Ibraahim Cabdi, Bashiir Jaamac X. Cabdi, Maxamed Cabdi Xirsi, Xuseen Jaamac X. Cabdi, Siciid Jaamac Cabdi iyo guud ahaan axsaabtu waxay hambalyo iyo boogaadin u dirayaan;

Cali Jaamac Maxamed

& Farax Ismaaciil Cabdillaahi

Oo 1/3/2011 meherkoodu ka dhacay huteelka Summer Time ee magaalada Hargeysa, waxaannay leeyihiin noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado, barwaaqo iyo horumarna gaadha, Ilaahayna kala siiyo ubad khayr qaba. Aamiin… Aamiin… Aamiin…

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *