Tafaftiraha  Shebekadda Araweelonews,  Carraale M. Jama maamulka iyo hawlwadeenada kale ee dunida dacaladeeda, waxay hanbalyo u dirayaan Arooska C/qani  Xuseen Baynax iyo Jamiila C/kariim Aadan oo 28 April 2011 ku aqalgalay magaalada Hargeysa, waxayna Illaahay uga baryayaan

 

inay noqdaan kuwii aqalgalkooda ku gaadha bashbash iyo barwaaqo.  Alif mabruuk
Aamiin Aamiin Aamiin

 

 

HAMBALYO AROOS
Dhammaan Shaqaalaha iyo Madaxda kala Duwan ee  Madaxtooyada JSL waxay Hambalyo u dirayaan Boqorka iyo Boqorada Cabdiqani Xuseen Baynax iyo Jamiila Cabdikariim Aadan  oo Aqal galkoodu ka dhacay Magaalada Hargeisa gaar ahaan Hotel Panorama 28/04/2011.
1.       Xirsi Cali Xaaji Xasan ( Chief of Cabinet-ka M/JSL)
2.       Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)- Afhayeenka M/JSL
3.       Maxamed Cilmi Aadan ( Ilkacase)- Chief of Protocol-ka Madaxtooyada
4.       Bashiir Cabdi Xariir (Madaxa Siyaasada iyo Xidhiidhka Gollayaasha
5.       General Faysal kaamil Ciise  ( Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada JSL)
6.       Maxamed Muuse Abees ( Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Xisbiyada)
7.       Maxamuud CabdilaahI Xarbi ( Agaasimaha Maamulka Madaxtoooyada)
8.       Amina Maxamuud Diiriye ( Maareeyaha Sama-falka Madaxtooyada)
9.       Maxamed Xirsi Xasan ( Agaasimaah Xisaabaadka Madaxtooyada )
10.   Cali Axmed Cali ( Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL)
11.   Maxamed Warsame ( Tiiti) Xog-haya Labaad ee Madaxeynha JSL)
12.   Xil. Maxamuud Nuur Sugaal
13.   Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi)- Madaxa Munaasibaadka Madaxtooyada
14.   Naasir yuusuf Daahir  ( Nasir Naska)
15.    Siciid Axmed Cawil
16.   Cabdiqani Axmed Askar
17.   C/kariin Axmed Jaamac
18.   Guuleed Cabdi Axmed
19.   Maxamed Ismaaciil Daahir
20.   Muxiyadiin Cabdiraxmaan Tiyaabo
21.   Mowliid Maxamuud Xaashi
22.   Cabdiraxmaan Axmed Faarax
23.   Mahad Cabdoo Cumar
24.   Caydaruus Mahdi Xaashi
25.   Maxamed Cabdi Yoonis
26.   Hodan Axmed Jaamac
27.   Xamda Cumar Cabdi
28.   Maxamed Sheekh Daahir
29.   Riyaad Maxamed Yuusuf

Dhamaan Dadkani waxay Qosykan Cusub leeyihiin Noqda kuwii isku raaga ee Kala hela Ubad khayr qaba oo waalidkooda, dalkooda iyo diintoodaba Anfaca AMiin Amiin Amiin
Alif Mabruuk.

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *