-
Published On: Fri, Jan 7th, 2011

Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Hanbalyo Meherka Eng. Xaashi Cali Xaashi & Fadxiya Axmed Sh. Cabdi

Smiley face
Share This
Tags

Tafaftiraha Shebekadda Araweelonews, Carraale Maxamuud Jaamac, Tafaftiraha wargeyska Jamhuuria Maxamed Cumar Cabdi (Cirro).

 

asxaabta kala ah Mr. Muqtaar Canbe, Siciid Yuusuf, C/kariim C/llaahi Xaashi, Maxamed Cismaan Dube, Naasir Maxamed Xoore (Hargeysaawi), Maxamed  Dabayare Iyo Dhamaan hawlwadeenada Aarweelonews, waxay hanbalyo aan lasoo koobi Karin u dirayaan Eng. Xaashi Cali Xaashi & Fadxiya Axmed Sh. Cabdi oo Meherkoodu ka dhacay 7 January 2011, Huteelka Maansoor  ee Magaalada Hargeysa. Waxayna Ilaahay uga baryayaan inay Aqalgalkooda ku gaadhaan Bash-bash iyo Barwaaqo Ilaahayna Ubad kakhayr qaba kala siiyo. Alif Mabruuk Aamiin….Aamiin …Aamiin

 

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>