Maxamed Cilmi Xusein, Xuseen Nuur Faahiye, Faarax Aadan ciise

Cabdiraxmaan ismaaciil Siciid
Maxamed Xuseen Xiirane
Cabdirashiid Jibriil Yousuf                   
Maxamed Siciid Cooraaf                       
Muuse maxamed Ducaale                    
Ibraahin caraale Cabdi                             
Xamse Jamac Axmed (falan-falxo)
Kayse Shire Saalax
Madar Aadan siciid
muuse Siciid Ayaanle
Basra Xusein Ciise
Kawsar Saleebaan guure
Sucaad yuusuf Ducaale .

Dhamaanba Dadkaasi Waxay Hambalyo Bogaadin Iyo Tahniyadba  u dirayaan Marwo FARXIYA JAAMAC AXMED (Bidhe) Iyo Saygeeda XUSEIN YOUSUF BARRE .
Oo Meherkoodu Ka Dhacay magaalada garadag Ee gobolka Sanaag .
Waxay Reerkaasi cusub Ee kusoo biiray Qoysaska islaamka Leeyihiin Alle haydin Ka yeelo  Kuwii Ubad khayrqaba kala Hella Noloshoodana ku Qaata Cibaado ,Bash-bash , Caafimaad Iyo Weliba farxad Waarta .
Aaaaamiin Aaaamiiin Aaaaaamiiin.

 

By info

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *