Hanbalyo Meher Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago) – [Tifaftiraha guud ee Shabakadda Berberanews] Iyo Cayni Aadan CaliHanbalyo Meher Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago) – [Tifaftiraha guud ee Shabakadda Berberanews] Iyo Cayni Aadan Cali

Hanbalyo Meher Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago) – [Tifaftiraha guud ee Shabakadda Berberanews] Iyo  Cayni Aadan CaliSuldaan Siciid Yuusuf Ducaale,   Suldaan Ibraahin Cige Ismaaciil (Qoor-dheere),  Xasan Cali Abokor, C/llaahi Jaamac Galaal,  Axmed Shire  Maxamed (Baandheeye), Prof. Canbdi/qaadir Jibriil Xaaji Ducaale, Dr. Axmed Jibriil Xaaji Ducaale,  Carraale Maxamuud Jaamac, Faarax

 

Muuse Yuusuf, C/llaahi Maxamed jaamac (Ina Carey), Axmed Xaaji f Ducaale, Keyse Xasan Cabiisye, Siciid Saalax Shire, Mubaarik C/kariim,  Cige Kaar, Faarax Maxamed (Beyle), Cabdale Maxamuud Maxamed, Axmed Kuuk.  Dhamaan waxay  Hambalyo  aan lasoo koobi karin U  Dirayaan Meherka Cali Samiir Cali Iyo Xamda Muxumed Cabdi  oo meherkoodu ka dhacay  8 Nov 2012, Huteelka Simer Time ee Magaalada Hargeysa.
waxaanay leeyihiin noqda reerkii Aqal galkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo,  Ubad Khayrqabana kala hela Alif Mabruuk
Aamiin………Aamiin……………….Aamin

Hanbalyo  Meher

Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Somaliland Ge. Faysal Kaamil Ciise (Jananka Birta ah), Maxamed Yuusuf Ruush (Black Rashian) iyo  Ismaaciil Galbeedi waxay Hambalyo  aan lasoo koobi karin U  Dirayaan Meherka Cali Samiir Cali Iyo Xamda Muxumed Cabdi  oo meherkoodu ka dhacay  8 Nov 2012, Huteelka Simer Time ee Magaalada Hargeysa. waxaanay leeyihiin noqda reerkii Aqal galkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo,  Ubad Khayrqabana kala hela Alif Mabruuk.

Hanbalyo  Meher

Tafaftiraha Wargeyska Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi (Ciro), Tafaftiraha shebekada Araweelonews, Carraale M. Jama, dhamaan hawl wadeenada shebekada Araweelonews  iyo  Musharax  xildhibaan Maxamed Cali Tayuub (Maadhiin). waxay  Hambalyo  aan lasoo koobi karin U  Dirayaan Meherka Cali Samiir Cali Iyo Xamda Muxumed Cabdi  oo meherkoodu ka dhacay  8 Nov 2012, Huteelka Simer Time ee Magaalada Hargeysa.
waxaanay leeyihiin noqda reerkii Aqal galkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo,  Ubad Khayrqabana kala hela Alif Mabruuk
Aamiin………Aamiin……………….Aamin

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *