Hanbalyo Meherka Dr. C/raxmaan Axmed Xuseen (Iana Nadalo) iyo Xamda Maxamed Diiriye

Hanbalyo Meher Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago) – [Tifaftiraha guud ee Shabakadda Berberanews] Iyo  Cayni Aadan CaliCarraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Yuusuf Ruush (Black Rashian), Maxamed Maxamuud Xirsi (Gurey), Garsoore

 

Xuseen Fadal, Mahdi C/llaahi Caalin,  Musate Bille Ciise,  Dhamaan dadkaasi waxay Hambalyo  aan lasoo koobi karin U  Dirayaan Meherka Dr. C/raxmaan Axmed Xuseen (Iana Nadalo) iyo
Xamda Maxamed Diiriye oo meherkoodu ka dhacay 12 12 2012 dalka Qadar magaalada Doooxa, waxaanay leeyihiin noqda reerkii Aqal galkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo,  Ubad Khayrqabana kala hela Alif Mabruuk. Aamiin Aamiin Aamiin

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *