Hanbalyo Meher Wacan

Muuse Yusuuf Maxamed & Xaaskiisa Saado Xariir Yuusuf iyo Caruurtooda oo kala ah

Mumtaas Muuse Yuusuf
Musgtaaq Muuse Yuusuf
Mustaqiin Muuse Yuusuf
Muxiyadiin Muuse Yuusuf
Muxsin Muuse Yuusuf
Miski Muuse Yuusuf
Mawaahib Muuse Yuusuf
Mascuud Muuse Yuusuf
Luul Maxamed Xandule
Caasha Cali Maxamed
Suleekha Cali Maxamed
Khadra Cali Maxamed
Dhamaan Dadkaasi waxay waxay hambaluo Meher u dirayaan.
BOQORKA FARXAAN CALI MAXAMED
&
BOQORADA HOODO ISMAACIIL GOOD
Oo meherkoodu ka dhacay Magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee Burco 10/09/2012, waxayna  leeyihiin noqda kuwii Aqal galkooda ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo ee  ubad khayr qaba oo dadkooda, diintooda iyo dalkoodaba anfaca Illaahay kala siiyo.
Aamiin Aamiin Aamiin

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *