Hooyo  Kaltuun maxamed iyo Aabbe Cali Aadan iyo caruurtooda, Awoowe aadan xaaji xasan iyo Ayeeyo indha deeq xaaji sicid iyo caruurtooda oo kala ah:
Eedo Safiya aadan xasan iyo Seyigeeda iyo caruurtooda, Eedo saadan adan iyo seyigeeda iyo caruurtooda, Eedo Hoodo aadan iyo seyigeeda

 

iyo caruurtooda. Eedo fadumo aadan iyo seyigeeda iyo caruurtooda, Eedo xaliimo aadan iyo seygeeda iyo caruurtooda, Eedo barwaaqo aadan iyo seygeeda

Adeero faarax aadan iyo sawjadiisa iyo caruurtooda, Adeero Axmed aadan iyo sawjadiisa iyo caruurtoodu

Dhamaan  Reer Aadan xaaji xasan waxay hambalyo meher Wacan u dirayaan Xidiga iyo Xidigta MAXAMED CALI AADAN  iyo  HODAN MAXAMED ABOKOR    Oo meherkoodu ka dhacay Magalada Burco  31/10/2011 waxaanay leeyihiin Noqda kuwii aqal galkoodu soo deg-dego eek ala hela Ubad khayr qaba oo dalkooda iyo diintooda anfaca Aamiin Aamiin Aamiin.

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *