HAMBALYO GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINNA LAGU FARAXAabo Maxamed Biixi Baaruud, Hooyo Khadra Dhoore Ducaale, Hooyo, Nimco Dhinbiil Ducaale, C/raxmaan Maxamed Biix Baaruud, Mustafe Maxamed Biix Baaruud, Axmed C/llaahi Dhinbiil Ducaalem, Muniir Siciid Caddami, C/samad Maxamed Maxamuud,  C/wakiil Maxamed Maxamuud, Maxamed Mustafe

 

Biixi  Baaruud, Zamsam Maxamed Biixi Baaruud iyo Inanteeda,  Huda Maxamed Biixi Baaruud, Nimco Maxamed Biixi, seygeeda iyo Caruurteeda , Mustafe Maxamed Biixi, Xaaskiisa iyo caruurtiisa, Nimco Dhinbiil Ducaale iyo caruurteeda, ifraax Maxamed Yaasiin, Seygeeda iyo caruurteeda, Sabaax Maxmuud Ismaaciil  Ducaale.
Dhamaan dadkaasi waxay hanbalyo aan lasoo koobi karin u dirayaan Arooska Xasan Xuseen Xaaji   Xasan  iyo Muna Xasan C/llaahi oo todobaadkan ku aqalgalay Magaalada Hargeysa,  gaar ahaan Huteelka Samar time,   waxayna illaahay uga baryayaan inay noqdaan qoyskii isku waara ee ubad khayrqaba kala hela Allif Mabruuk , wiil iyo Caano nabad iyo caano.
Allif Mabruuk Hanbalyo Aroos
Najax Maxamuud Maxaxamed  Barre,  Faarax Maxamed Yaasiin, Cismaan Ibraahin Cali, Hibaaq C/llaahi Xasan, Canab Axmed Yuusuf, Yuusuf Maxamuud  Maxamed,  Najarx Maxamuud  Maxamed, Sabaax Maxamuud ismaaciil, Shucayb Muuse Allaale, Daahir Maxamed, Hibaaq  C/llaahi Xasan,  Xayaad C/llaahi Naaleeye,  Hoodo C/llaahi Naaleeye, Liibaan C/llaahi Naaleeye, Hinda C/llaahi Naaleeye, Sucaad Muqtaar  Cali-good, Hibaaq Cabdi C/llaahi Shibin  iyo dhahaan  ilama Maxamed Biixi .
Dhamaan dadkaasi waxay hanbalyo aan lasoo koobi karin u dirayaan Arooska Xasan Xuseen Xaaji   Xasan  iyo Muna Xasan C/llaahi oo todobaadkan ku aqalgalay Magaalada Hargeysa,  gaar ahaan Huteelka Samar time,   waxayna illaahay uga baryayaan inay noqdaan qoyskii isku waara ee ubad khayrqaba kala hela Allif Mabruuk , wiil iyo Caano nabad iyo caano.

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *