-
Published On: Sat, Dec 22nd, 2012

Meher Wacan Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax

Smiley face
Share This
Tags

Gacal iyo sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Alif Mabruuk
Hooyo Waris Ibrahim iimaan, Cabdiqaadir Axmed Warsame iyo Xaaskiisa Farxiya Cabdillahish.Muse ( Oslo) , Cabdirahman Axmed

Warsame iyo xaaskiisa,  Nimco Ahmed Muhumed
Khadra Axmed Warsame iyo odeygeeda Kayse Mohamed,   Sahra Axmed Warsame iyo odeygeeda, Axmed digaale iyo caruurteeda,    Cabdikariim Axmed warsame(Sweden) , Sucaad Axmed Warsame iyo Nimco Axmed warsame, Cabdirisaq Axmed Warsame xaaskiisa iyo caruurtiisa . Habaryaro Hodan Ibrahim Imaan iyo caruurteeda, Habaryaro SiraadIbrahim Imaan iyo caruurteeda,  Habaryaro Xabiiba Maxamed Iman iyo caruurteeda(Hargeysa & Canada)Abtiyo Maxamed Ibrahim Imaan iyo caruurtiisa iyo xaaskiisa , Adeero Cabdilahi

Warsame , caruurtiisa iyo xaaskiisa, adeero Maxmauud Warsame iyo caruurtiisa iyo xaaskiisa, adeero Siciid Ismail xaaskiisa iyo caruurtiisa, adeero Cali Warsame iyo caruurtiisa iyo xaaskiisa,

Dhamaan dadkaasi , Waxay hanbalo iyo Bogaadin hawada u marinayaay Meherka Cabdicasiis Yusuf Farah Jihaad iyo Hoodo-siman Axmed Warsame oo meherkoodu ka dhacay Hotel imperial ee magaalada Hargeisa ,Maalintii axadii 16 December, 2012 waxaanay leeyihiin
AAMIIM AAMIIN  AAMIIM AAMIIN  AAMIIM AAMIIN

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>