Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Hanbalyo Meherka Khaliil Maxamed Axmed Iyo Hodon Axmed Faarax MataanGacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Hanbalyo Meherka Khaliil Maxamed Axmed Iyo Hodon Axmed Faarax Mataan

Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax  Hanbalyo Meherka Khaliil Maxamed Axmed Iyo  Hodon Axmed Faarax Mataan Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Xasan Maxamed Yuusuf, Guddoomiye ku-xigeenka SOLJA Saleebaan Ibraahin Maxamed (Guray), Xoghayaha guud ee

Ururka SOLJA Maxamed-rashiid Maxamed Faarax, Guddoomiyaha Wargeysa Geeska Afrika Kamaal Axmed Cali, Guddoomiyaha Wargeysyada Dawan Media group Cumar Maxamed Faarax, Agaasimaha TV-ga Qaranka Somaliland Xuseen Cabdillaahi Deeqsi, Maareeyaha Wargeysa Jamhuuriya Mustafe Sacad Dhimbiil, Tifaftiraha Wargeyska Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi, Tafaftiraha Wargeysa Geeska Afrika Maxamed Xuseen Ramboo, Guddoomiyaha Wargeyska Ogaal Cabdi Wali Faarax Jaambiir, Guddoomiyaha Wargeyska Foore Maxmed Ilka-Case, Tafaftiraha Foore Saddam Maxamed , Guddoomiyaha Wargeyska Saxafi  Cabdifataax Maxamuud Caydiid, Tafaftiraha Saxafi Mustafe Sheekh Cumar Geedi, Tafaftiraha Wargeyska Haatuf Axmed Cali Cige, Tafaftiraha Wargeysa Saxansaxo Saleebaan Ibaraahim Xaashi, Agaasmiha Telefishanka HCTV Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig), Agaasimaha Telefishanka Royal ee Somaliland Axmed Cumar Cadaani (Axmed Saafi) Agaasmiaha Barnaamijyada Radia Hargeysa Khadar Maxmed Cakulle, Guddoomiyaha  Wargeyska Waaheen Maxmuud Cabdi Jaamac (Xuuto), Tafaftiraha Wargeyska Waaheen Cabdiqaadir Aadan Carab.

Dhammaan Masuuliyiintaasi Hay’adaha Warbaahineed ee Somaliland ka hawlgalaa waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan:

Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago) – [Tifaftiraha guud ee Shabakadda Berberanews]

Iyo

Cayni Aadan Cali

Oo Meherkoodu 28/08/2012, ka qabsoomay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxaanay leeyihiin noqda kuwii nabad, farxad bash-bash, barwaaqo iyo raynrayn ku gaadha aqal-galkooda, isku raga ee Ubad khayr qaba kala hela….Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano. Aammiin….Aammiin…Aammiin Allaah ha aqbalo.

HamablyoMeher Wacan

Carraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Axmed Jaamac (Calooley) Barkhad Maxmuud Kaariye, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre)  Xasan Cumar Xasan, Siciid Maxamed Askar, Mustafe Cabdi Maxamed (Jannaale), Xamse Cali Bulbul, Maxamed Cabdi Boosh, Cali Jaamac Maxamed, Cabdixakiim Maxmuud Shirwac, Caydaruus Ismaaciil Cabdi, Nimco Cumar Samriye, Sagal Mustafe Xasan, Xayaad Maxamed Cabdillaahi, Khadar Iid Kaariye, Caydaruus Sheekh Cumar Geeddi, Maxamed Xasan Dirir, Saciid Khadar Cabdillaahi, Khadar Jaamac Dirir,  Saciid Cawil Axmed, Saleebaan Ibraahim Xaashi, Barkhad Ladiif Cumar, Ismaaciil Xuseen Farjar, Khadar Macalin Deeq, Najax Aadan Cunaaye, Cabdiqani Cabdilaahi (Asparo) Cumar Seerbiya.

Dhammaan Suxufiyiintaasi Hay’adaha Warbaahinta Somaliland waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan:

Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago) – [Tifaftiraha guud ee Shabakadda Berberanews]

Iyo

Cayni Aadan Cali

Oo Meherkoodu 28/08/2012, ka qabsoomay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxaanay leeyihiin noqda kuwii nabad, farxad bash-bash, barwaaqo iyo raynrayn ku gaadha aqal-galkooda, isku raga ee Ubad khayr qaba kala hela….Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano. Aammiin….Aammiin…Aammiin Allaah ha aqbalo.

Hamablyo Meher Wacan

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabillaahi (Cirro), Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badaha Somaliland Cabdillaahi Jaamac Cismaan (Geel-jire), Agaasimaha Guud ee Wasaaradda arrimaha Dibedda Faysal Cali Sheekh, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Maxamed Cilmi Aadan (Ilka-case), Xoghaya Guud ee Kulmiye Xasan Saciid Yuusuf, Musharrax Caasha Xuseen Maraykan, Maayerka magaalada Berbera Cabdalla Maxamed Cali, Maareeyaha Dekedda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed (Xoor-xoor) iyo dhammaan Masuuliyiinta Laamaha dawladda ee Gobolka Saaxil Dhammaan Masuuliyiintaasi Hay’adaha Warbaahineed ee Somaliland ka hawlgalaa waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan:

Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago) – [Tifaftiraha guud ee Shabakadda Berberanews]

Iyo

Cayni Aadan Cali

Oo Meherkoodu 28/08/2012, ka qabsoomay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxaanay leeyihiin noqda kuwii nabad, farxad bash-bash, barwaaqo iyo raynrayn ku gaadha aqal-galkooda, isku raga ee Ubad khayr qaba kala hela….Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano. Aammiin….Aammiin…Aammiin Allaah ha aqbalo.

Hambalyo Meher Wacan

Xaashi Xasan Xaashi (Uur-doox), Nagiib Muuse, Mustafe Maxamuud Diiriye, Faarax Juujuule, Cabdiraxmaan Ismaaciil Muxumed, Cabdiwahaab Cali Jaamac, Khadar Aadan Cabdillaahi (Raamboo), Khadar Ciise Xaaji Cali, Cabdiraxmaan Jaamac Xasan, Jamaal Ibraahin, Naasir Ibraahin Maxamed (Afweyne), Mukhtaar Maxamuud Yuusuf, iyo Asxaab tiro badan oo aan halkan lagu soo koobi karini waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaan;

Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago) – [Tifaftiraha guud ee Shabakadda Berberanews]

Iyo

Cayni Aadan Cali

Oo meherkoodu 28/08/2012, ka qabsoomay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxaanay leeyihiin noqda kuwii nabad, farxad bash-bash, barwaaqo iyo raynrayn ku gaadha aqal-galkooda, isku raga ee Ubad khayr qaba kala hela….Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano. Aammiin….Aammiin…Aammiin Allaah ha aqbalo.

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *