Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabilaahi

(Ciro), Wasiirka Arimaha Dibada Maxmed Cabdilaahi Cumar, Agaasimaha Guud
ee Wasaarada arimaha Dibada Faysal Cali Sheekh, Xoghaya Guud ee Kulmiye
Xasan Saciid Yuusuf, Maayar ku xigeenka Caaismada Maxamed Cabdilaahi
Uur-cade. dhamaan masuuliyiintaa ayaa hanbalyo aan lasoo koobi karin u diraya Meherka Boqorka Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Iyo Boqorada Fahiima Axmed Cabdi Oo Meherkoodu 21/08/2012 ka qabsoomay Hotel Crown ee Magaalada Hargeysa,waxanay ILAHAY ugu baryaqaan inuu Aqal Galkooda ku gaadhsiiyo
Nabad Iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin           

Guddoomiyaha Wargeysa Geeska Afrika Kamaal Axmed Cali, Maareeyahay Wargeysa
Jamhuuriya Mustafe Sacad, Tafatiraha Wargeysa Geeska Afrika Maxamed
Xuseen Ramboo, Gudoomiyaha Wargeyska Ogaal Cabdi Wali Faarax Jaambiir,
Gudoomiyaha Wargeyska Foore Maxmed Ilka-Case, Tafatiha Foore Saddam
Maxamed , Guddoomiyaha Wargeyska Saxafi,Cabdifataax Maxamuud
Caydiid, Tafatiraha Saxafi Mustafe Sheekh Cumar Geedi, Tafatirada
Wargeyska Haatuf Axmed Cali Cige, Tafatiraha Wargeysa Saxansaxo
Saleebaan Ibaraahim Xaashi, Agaasmiha Talfishanka HCTV Maxmed
CabdiSheekh (Ilig), Agaasimaha Talafishanka Royal ee Somaliland Axmed
Cumar Cadaani (Axmed Saafi) Agaasmiaha Barnaamijyada RadiaHargeysa
Khadar Maxmed Cakule, GudoomiyahaWargeyska Waaheen Maxmuud
Cabdi Jaamac Xuuto, Tafatiraha Wargeyska Waaheen Cabdiqaadir Aadan
Carab.
Dhamaan Masuuliyiintaasi waxay Hambalyo Meher Wacan u Dirayaan:-Boqorka: Maxamed Cumar Cabdi (Ciro) Iyo Boqorada Fahiima Axmed Cabdi Oo
Meherkoodu 21/08/2012 ka qabsoomay Hotel Crown ee Magaalada
Hargeysa,waxanay ILLAHAY ugu baryaqaan inuu Aqal Galkooda ku gaadhsiiyo
Nabad Iyo Barwaaqo.
AAMIN AAMIN AAMIN.
HamablyoMeher Wacan
Caraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Saciid Cabdilaahi, Maxamed Axmed
Jaamac (Calooley) Barkhad Maxmuud Kaariye, Cabdifataax Ismaaciil Mursal,
Axmed Maxamed Cabdilaahi (Bare), Xasan Cumar Xasan, Saciid
Maxmed Askar, Mustafe Cabdi Muxumed (Janaale),Xamse Cali
Bulbul,Maxamed Cabdi Boosh, Cali Jaamac Maxamed, Cabdixakiim
Maxmuud Shirwac, Maxmed Xasan Dirir, Saciid Khadar
Cabdilaahi,Saciid Cawil Axmed, Saleebaan Ibraahim
Xaashi, Barkhad Ladiif Cumar, Ismaaciil Xuseen Farjar, Cumar Maxamed
Faarax, Khadar Macalin Deeq, Najax Aadan Cunaaye, Cabdiqani Cabdilaahi
(Asparo) Cumar Seerbiya.
Dhamaan Saxafiyiintaasi  waxay Hambalyo Meher Wacan u Dirayaan
Boqorka: Maxamed Cumar Cabdi (Ciro)Boqorada Fahiima Oo
Meherkoodu 21/08/2012 ka qabsoomay Hotel Crown ee Magaalada
Hargeysa,waxanay ILLAHAY ugu baryaqaan inuu Aqal Galkooda ku gaadhsiiyo
Nabad Iyo Barwaaqo.
AAMIN AAMIN AAMIN.

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *