Tafaftiraha Shebekada Araweelonews Carraale M Jama, dhamaan hawlwadeenada iyo shaqaalaha shebekada ee

 

cidhifyada dunida waxay hanbalyo aan lasoo koobi Karin u dirayaan Meherka
Mustafe Cismaan Siciid Iyo Hibo Axmed Faarax Mataan
Oo shalay oo 7/5/2011 meherkoodu  ka dhacay Huteelka Empriel ee Magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda reerkii aqalgalkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo, Alif Mabruuk.
Aamiin………Aamiin……………….Aamin
Sidoo Kale Axmed Shire Maxamed, xaaskiisa  iyo caruurtiisa waxay hanablyo u dirayaan

Mustafe Cismaan Siciid Iyo Hibo Axmed Faarax Mataan
Oo shalay oo 7/5/2011 meherkoodu  ka dhacay Huteelka Empriel ee Magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda reerkii aqalgalkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo, Alif Mabruuk.
Aamiin………Aamiin……………….Aamin

 

Axmed Yuusuf Ducaale (Dhigane), Faarax Muuse Yuusuf, Foos Maxamed Ducaale, Muuse Maxamed Ducaale dhamaan  reer Yuusuf  Ducaale, reer Maxamed Ducaale, C/llaahi Maxamed jaamac(Carey), Saalax Xaaji Xasan, Anwar Xaaji Cawed, C/raxmaan Cali Madoobe, dhamaan dadkaasi waxay hanbalyo aan lasoo koobi Karin u dirayaan meherka    Mustafe Cismaan Siciid Iyo Hibo Axmed Faarax Mataan
Oo shalay oo 7/5/2011 meherkoodu  ka dhacay Huteelka Empriel ee Magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda reerkii aqalgalkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo, Alif Mabruuk.
Aamiin………Aamiin……………….Aamin

Aabo  Axmed Faarax Mataan
Hooyo Caasha Xaaji Ducaale
Maxamed Axmed Faarax Mataan
Fadumo Axmed Faarax Mataan
Cabdilaahi Axmed Faarax Mataan
Cabdiraxmaan Axmed Faarax Mataan
Hodan Axmed Faarax Mataan

Khadra Axmed Faarax Mataan
Jaamac Axmed Faarax Mataan, C/llaahi Mataan Cawil maxamuud shire Mataan  iyo Dhamaan reer Axmed Faarax Mataan
Waxay hambalyo U  Dirayaan:
Hibo Axmed Faarax Mataan
Iyo
Mustafe Cismaan Siciid
Oo shalay oo 7/5/2011 meherkoodu  ka dhacay Huteelka Empriel ee Magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda reerkii aqalgalkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo, Alif Mabruuk.
Aamiin………Aamiin……………….Aamin

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *