-
Published On: Thu, Mar 21st, 2013

Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala

Smiley face
Share This
Tags

Naasir Axmed Cumar, Hani  Maxamed Sheekh Muuse, Umal khayr Maxamed Sheekh Muuse, Luqman Maxamed Sheekh Muuse, C/wahaab

Maxamed Sheekh Muuse, Sawda Maxamed Sheekh Muuse, Saamiya Maxamed Sheekh Muuse, Habo Qaali Muxiyadiin, Habo Sacda Muxiyadiin, Eedo Safiya Muuse,  Eedo Xaliimo Muuse, Adeero Maxamed Liibaan, Ayeeyo Maryan Aw Yuusuf, Awoowe Sheekh Muuse.
Dhamaan dadkaasi waxay Hanbalyo iyo Bogaadin u dirayaan, Arooska Muuse Ismaaciil Qaline iyo Marwadiisa Nimco Cabdi Faarax Abraar  Oo ku aqal galay 21/ 3/ 2013 Tuulada Ilinta ee Gebilay, waxayna leeyihiin noqda reerkii lagu nasto ee lagu negaado, awlaad khayr qabtana Ilaahay kala siiyo. Aammiin…aammiin

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>