-
Published On: Mon, Mar 18th, 2013

Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar

Smiley face
Share This
Tags

Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Axmed-weysa- cadde, Xildhibaan Aadan Xaaji diiriye (Sanqoole), Mujaahid Cabdillaahi Xuseen Dhegaweyne, Cabdiraxmaan

Cawil Xasan Tifatiraha Berberanews Maxamed Siciid Cabdillaahi, Siciid Cismaan Beedgsi, Shucayb Maxamed Nuur iyo Xildhibaan Siciid Daa’uud.
Dhammaantood waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaan Meherka
Maxamed Cawil Axmed
iyo
Aamina Cabdi Cumar
oo meherkoodu maanta ka dhacay magaalada Hargeysa, iyagoo ku sugan dalka Norwey.
Noqda qoyskii isku waara, ubad khayrqabana ilaahay kala siiyo.
Aaamiin Aaamiin

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>