-
Published On: Sat, Apr 13th, 2013

Hambalyo Meher Wacan Cawaale Maxamed Guuleed Iyo Marwadiisa Hodan Muxum’ed Ibraahim

Smiley face
Share This
Tags

Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga ee Wasaaradda Maaliyada JSL C/raxmaan Jibriil Cabsiiye, Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilmi, Gudoomiye kuxigeenka Gobolka

Maroodi Jeex C/rashiid Axmed Maxamed, Maareeyaha Guud ee Dekedda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed (Cali xoorxoor), Maayarka Magaalda Berbera C/shakuur Maxamed Xasan (Ciddin), Maamulaha kastamka Berbera Maxamed Cabdi Gurxan, Xil. Maxamed Aw Aadan Wayrax, dhamaan masuuliyiintaasi waxay hambalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi Karin halkan u marinayaan Meherka,

 

Cawaale Maxamed Guuleed

iyo

Hodan Muxumed Ibraahim

 

oo Meherkoodu ku qabsoomay 11/04/2013 Magaalada Berbera gaarahaan Huteelka weyn ee Maansoor Berbera, waxayna Ilaahay uga baryayaan inuu qoyskan cusub ka yeelo kuwii meherkooda kala kulma Nimco iyo badhaadhe ubad khayraadna kala hela, aaaaaaaaaaaaamiin.

 

Hambalyo Meher Farxad leh

 

Caaqil Axmed Jaamac Cawed, Ch. Caaqil Jaamac Caare Samatar, Caaqil Yuusuf Mire Ducaale iyo Caaqil Cabdi Xirsi Dhuuxyare dhamaantood waxay Duqaydani Hambalyo iyo Ducadii Rasuulkeena Suuban (SCW) halkan uga dirayaan,


Cawaale Maxamed Guuleed

iyo

Hodan Muxumed Ibraahin

 

oo Meherkoodu ka dhacay 11 /04/2013 Huteelka Maansoor ee Magaaalada Berbera, waxayna leeyihiin Rabbi ha idinka yeelo qoyskii guurkooda kla kulma badhaadhe Ubad khayr qabana kala hela Aamiin Aamiin Aamiin.

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>