Raysal Waasaaraha Somalia Oo Ka Wer-wersan In Baarlamaanku Diidaan Xukuumaddiisa CusubBoosaaso(Araweelo News Network) Ciidamada maamul goboleedka Puntland ayaa la kulmay dagaal khasaare dhaliyay, kaas oo dhexmaray Ciidamada maamulkaa iyo kooxda ku dhuumaalaysta Buuraleyda

 

Gal-gala ee duleedka Boosaaso.
Sarkaal katirsan maamulka Puntland ayaa qiray in dagaalkaa oo maanta dhacay, isla markaana socday saacado badan  lagaga dilay dagaalka, balse ma sheegin khasaaraha dhabta ah ee soo gaadhay ciidamadooda, balse warar kale oo laga helay dadka deegaanka ayaa sheegay in ciidamada Puntland lagaga dilay dagaalka 7 Askari, isla markaana lagu khasbay in ay dib uga gurtaan goobta dagaalku ka dhacay.
Dagaalka ayaa ka dhacay kadib markii Malayshiyada uu hogaamiyo wadaadka lagu magcaabo Sheekh Attam ay jidgooyo u galeen kolanyo baabuur ay wateen ciidamada Puntland oo ka baxay Magaalada Boosaaso, isla markaana usii jeeday dhinaca Buuraleyda.
Malayshiyada uu hogaamiyo Maxamed Attam ayaa  hore u sheegay in ay ku biireen Ururka Al-shabaab ee xidhiidhka la leh Ururweynaha Al-Qaida.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *