Hargeysa(Araweelo News Network)Gudoomiyaha Gudida qaban qaabada shirweynaha xisbiga mucaaradka ah ee Kulmiye ayaa maanta shir jara’id oo ku qabtay xarunta dhexe ee xisbiga kulmiye sheegay in
shairweyna xisbiga la qaban doono 28 Bisha oo haatan muddo Sadex Cisho ahi ka hadhsan yihiin.
Gudoomiye Abu Bakar Xaamud Jibriil ayaa sidoo kale ka gaabsaday musharaxiinta dhabta ah ee xisbiga kulmiye hase yeeshee waxa uu sheegay in la wada sugayo siduu xaal noqdo.
Halakan Ka Daawo munaasibada gudida qabanqaabada shirweynaha Kulmiye kaga dhawaaqeen mudada Riix.