abdirashiid M siciid DucaaleLondon(Araweelo News Network)Shirkadda ugu caansan shirkaddaha Xawaaladaha lacagaha Afrika Dahabshiil iyo Bankiga caalamiga ah ee Barclays Bank oo ku yaal dalka Britain ayaa si wada jir ah u gaadhay

 

heshiis oo meesha ka saaraya dacwaddii dhinaca maxkmadda ee labada dhinac u dhaxaysay.

Sida ku xusan warsaxaafadeed ay Shirkadda Dahabshiil soo saaratay, qodobada heshiiskan oo ka dhacay London, waxaa ka mid ah in la helo muddo kumeel gaadh ah oo shirkadda Dahabshiil fursad loo siiyo inay  xidhiidhkii macaamil ee ay la lahayd Baanka Barclays, ay ku raadsato adeegyo kale oo u bedala macaamilkii baankaas.

Agaasimaha Shirkadda Dahabshiil, Cabdirashiid Ducaale (Dahabshiil) oo ah agaasimaha shirkaddaasi ayaa waraysi uu siiyay Idaacada VOA-da ku sheegay in hawlihii shirkadda Dahabshiil ay si caadi ah u socon doonaan, isla markaana ay macaamiisha shirkaddu si caadi ah u heli doonaan adeegyadii ay shirkaddu u qaban jirtay.

Waraysiga Agaasimaha shirkadda Dahabshiil oo dhamaystiran ka dhegayso Halkan Riix

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *