Diyaaradan ayaa lagu dajiyey madaarka Diyaaradaha Switzerland ee xaruntiisu tahay Geneva ee Diyaarada ayaa u sii jeeday dalka Talyaaniga , waxaana
wakhti kooban la xidhay gabi ahaan dhaq dhaqaaqi duulimaadka ee Airporka Geneva
Warar goor dhaweyda soo baxay ayaa sheegey in diyaarad si lam filaan ah uu ula wareegay ku xigeenka kabtankii (duuliyii 2aad ) ee diyaarada waday .kaas oo la sheegey in uu ka faaideystey ka dib markii duuliyhii 1aad uu dhinaca suuliga u kacay sidaasna uu ku Af duubey diyaarada
Ku xigeenka ayaa la sheegey inuu hoosta ka xidhey qolka diyaarad laga waddo ka diban diyaarad ka soo dajiyey airporka Geneva .isagoo ka dib isu dhiibey ciidamad airporka magaald Geneva,duuliyah ayaa la sheegey in magangalyo weydiistey dawald Switzerland
By Axlaam Mohamed