Ceergaabo(Araweelo News Network)Bulshada gobolka Sanaag ayaa si weyn uga wer-wersan Kooxo mudooyinkii u dannbeeyay ka bilaabay deegaamada dhinaca Buuralayda ee Sil-silada iyo dhulka usii jeeda xeebaha gacanka
ganacsi aan hore noociisa loo arag oo lagu dabargoynayo in ka badan Laabatan (20) geed oo ka mid ah kuwa ugu qiimaha iyo manaafacadka badan kumanaan geed oo ka baxa deegaamada gobolka Sanaag ee xaruntiisu tahay Magaalada Ceergaabo.
Warbixintaa oo dhamaystiran Halkan Ka Akhri Riix