Hargeysa(Araweelo News Network) Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa ku dhawaaqay gudida qaban-qaabada shirweynaha xisbigaa oo mar hore khilaaf ka dhashay, taas oo sababtay dib u dhac ku yimi xiligii
loo qorsheeyay inuu dhaco shirweynaha xisbiga oo ku beegnayd 25 Dec 2013 oo ah maalinta beri ah.
Qoraal saxaafadeed uu ku saxeexanyahay Gudoomiyaha Xisbiga Muuse Biixi Cabdi oo maanta kasoo baxay xafiiska Gudoomiyaha ayaa lagu shaaciyay in gudida qaban-qaabadu doorteen hogaan, isla markaana ay hawshooda bilaabayaan.
Halkan Ka Akhriso Warkaa oo dhamaystiran