Loolanka Shirkaddaha oo ay ka mid yihiin Shirkadda lagu magacaabo Bollore Africa Logistics oo laga leeyahay dalka Faransiis iyo shirkad kale oo laga leeyahay dalka Imaaraadka carabta oo lagu magcaabo Rasalkhayma ayaa maraya meel xaasaasiya, iyadoo loolanka shirkaddahaas oo doonaya in mid walba gaarkeeda ugu guulaystao gacan ku dhigista Marinka Magaalada dekedda ah ee Berbera, iyagoo adeegsnaya dhaqaalle Malaayiin dollar ah.
warbixin arrintaa la xidhiidha ka akhri halkan Riix