Hargeysa(Arraweelo News Network) Madaxweyne Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Seylici ayaa ka hadlay munaasibad lagu xusyay maalinta xuquuqda aadamaha oo dunida laga xuso
maanta oo kale 10 Dec 2013, wuxuna jawaab ka bixiyay dhaleecaynta xukuumadda ee arrimaha gaboodfalka xuquuqda Aadaamaha.
Geesta kale xisbiga Munaaradka ee UCID ayaa isu soo bax lagu canbaaraynayo xukuumadda sameeyay maanta, taas oo ay ku beegeen xuskamunaasibada maalinta xuquuqda Aadamaha, waxaana ka hadlay barxada xafiiska Musharaxa jagada Madaxweynaha Jamaal Cali Xuseen iyo xubno kale.
info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com