argeysa(Arraweelo News Network) Madaxweyne xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Seylici ayaa xadhiga ka jaray Ceel Biyood laga hirgeliyay xaafadda Sheekh Cumar ee Magaalada Hargeysa, taas oo
ku taal dhinaca Koonfur Galbeed Magaalada Caasimada.
Xaafaddaa oo ay degan yihiin dad danyar ah.
Halkan ka daawo warkaa oo dhamaystiran Riix
What’s your Reaction?
+1
+1
+1
+1
+1
+1
+1
