Hargeysa(Araweelonews Network) Wefdi ka socda Baarlamaanka Dalka Kenya oo ay weheliyaan xubo ka tirsan xukuumadda ayaa soo gaadhay Hargeysa maanta, waxaana halkaa kusoo dhoweeyay shirgudoonka iyo Baarlamaanka Somaliland, wasiiro ka tirsan xukuumadda iyo dadweyne kale, wefdiga ayaa
sharaxaad kooban ka bixiyay ujeedada safarkooda, mudada ay joogayaan Somaliland iyo meelaha ay booanayaan.
Halkan ka daawo wefdiga oo si weyn loogu soo dhowaayay Madaarka Hargeysa.