Hargeysa(Araweelo News Network) Siyaasiyiinta la baxay madasha wada-tashiga ayaa sheegay in ay dib uga gurteen shirweyne ay hore ugu baaqeen oo ay ku wareejiyeen axsaabta mucaardka,
sidaana waxa shaaca ka qaaday Eng. Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid ah xubnaha wadatashiga.
Halkan ka Daawo muuqaal Veido ah oo Eng. Maxamed Xaashi maanta kaga hadlay arrimahaa