Hargeysa(Araweelo News Network) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ku canaantay golihiisa Wasiiradda kala qaybsanaan iyo loolan siyaasaseed oo dhexdooda ah, taas oo uu sheegay in aan loo baahnayn oo ay luminay wadashaqayntii iyo
masuuliyadii loo baahnaa inay gutaan ee ay qaranka u hayeen. Halkan RIIX