Hargeysa(ANN) Xukuumadda Somaliland ayaa ka noqotay wadahadaladii la filayay inay la yeelato Somalia. kadib markii ay Dawlada Madaxweyne Shariif ku dartay kooxda Wasiiradda ay u magcawday inay dhinacooda uga qayb galaan laba xubnood oo ka tirsan Maamulka Puntland, isla markaana u

 

dhashay deegaanka Bariga Somaliland.
Ma jiro war rasmi ah oo ay xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Siilaanyo kasoo saartay arrintaa. Laakiin sida ay warar shebekada Araweelonews   ka heshay saraakiil ka tirsan xukuumadda Somaliland, waxa hakad la geliyay inay xukuumadda Somaliland qayb ka noqoto wada hadaladaa,  waxayna saraakiishaasu sheegeen inaanay waqtigan diyaar u ahayn Somaliland inay ka qaybgasho wada hadaladaa ilaa inta ay xukuumadda Sh. Shariif ka noqonayso talaabada ay ku wiiqay wadahadalada iyo dedaalka beesha caalamka.

Somaliland Office   
E-mail; Info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com
shalcaw2@hotmail.com

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *