Kulmiye Karkiisu Bulshada Yuu Kala Fogayn, W/Q. Suleyman Cabdisitaar Dubad
Ayaan darada dalkii ku habsatay waxay noqotay in Xisbigii shacabku u codeeyeen ee badiba Somaliland umadeedu kalsoonida buuxda siisay inay hagaan siyaasada iyo hogaaminta dalka iyagii looga baqo amnigii