Date archive forMarch, 2010
By info On Saturday, March 27th, 2010
0 Comments

Magalada Burco ayaa laga wada dhagaysanayaa Cidaacad FM ah iyo Dadka reer Burco oo dhammaan Mobilada Dhegaha Gashaday.

Magaalada Burco waxaa 2 maalmood ka hor lagu arkay FM ta oo ka hadlaysa Radioyada yar yar iyo Mobilada gacanta, waxaa dhammaan dadka reer burco dhegaha wada gashadeen qaarna eryalka u taageen telephonedooda gacanta More...

By info On Saturday, March 27th, 2010
0 Comments

Hooyo S/Land Miyaanay Dhul Oromo Ahayn!! Haa Hooyo

Waagii baryaaba waaya leh waa maah maah¬† Soomaaliyeed oo soo jirreen ah , taasoo ka turjumaysa isbadalka waayaha aduunka. Waxaa la baal maray oo la ilaabey ayaamihii foosha xumaa waa markii uu wadanka ka tallinaayay More...

By info On Saturday, March 27th, 2010
0 Comments

Maxkamadda Gobolka Saaxil oo Xukuntay 8 Budhcad Badeed ah

Maxkamada Gobolka Saaxil ayaa shalay xabsi dheer oo min 15 sanadood ah ku xukuntay 8 nin oo ay sheegtay in lagu helay falal budhcad baddeednimo oo dhawr bilood ka hor lagu soo qabtay gobolka Sanaag.  More...

By info On Saturday, March 27th, 2010
0 Comments

Muj. Muuse Biixi Oo SheegayIn Somaliland & Somalia Ay Kala Yihiin Laba Dal Oon La Isku Khaldi Karin

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Somaliland iyo Somalia ay yihiin laba dal oo kala madaxbanaan, tilmaamayna inaanay xaq ahayn in Somaliland caalamku la More...

By info On Saturday, March 27th, 2010
0 Comments

Donald Payne oo ku Tilmaamay Somaliland Dal la Mid ah Djibouti iyo Ethiopia

Donal PyneWashington Arbacadii 24kii March waxa ka dhacay Congress-ka Maraykanka shir ay Guddi Hosaadka Arrimaha Dibedda ee Congress-ka ka yeelatay Siyaasadda Xukuumadda Maraykanaka ee Afrika (An Overview of US More...