Boorama(Araweelo News Network) Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar oo ka mid ah Salaadiinta Gobolka Awdal ayaa si kulal uga jawaabay dhawaaq kasoo yeedhay Xildhibaan Mataan Hoori oo ka mid ah
mudanayaasha golaha wakiilada ee xisbiga WADDANI, kaas oo dhaleecayn u jeediyay safarkii Madaxweynaha Somaliland iyo wefdigiisu ku mareen dhowaan gobolka Awdal, isla markaana uga gudbeen dhinaca xeebaha bariga Somaliland ee Sanaag.
Halkan Ka Daawo jawaabta Suldaanka Riix.