Kornayl Muuse Biixi Cabdi iyo Maxamed Kaahin oo ay weheliyaan Xogahayaha Xisbiga Xasan Siciid iyo Muj. Cabsiiye.
Kulankaa oo ka dhacay caawa guriga gudoomiyaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, waxa dhinaca kale ku weheliyay Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Samaale xubnaha u ololeeya ee wasiiradda iyo xildhibaanada qaarkood, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen wasiirka Xanaanada Xoolaha Cabdi Aw daahir, Wasiirka Cadaaladda Xuseen Axmed Caydiid, Cabdullaahi Blacki iyo Xinif.
Sidoo kale waxa kulankaa goob joog ka ahaa Wasiirka Duulista Maxamuud Haashi, Xasan Gaafaadhi iyo dhawr xildhiban.
Kulanka oo Gudoomiye Saleebaan labada dhinac dhegeystay, waxa uu ahaa mid aan saxaafada loogu tala gelin oo doodo kulul laysku weydaarsaday, isla markaana lagaga hadlay qodobo ay kooxda Wasiirka Maaliyada Cabdicasiis Samaale wateen oo ka koobnaa lix qodob sida ay sheegeen ila wareedyo shebekadda Araweelo News ka heshay, waxay Cabdicasiis Samaale iyo kooxdiisu soo jeediyeen Lix qodob oo kala ahaa
Normal 0 false false false EN-US X-NONE X-NONE /* Style Definitions */ table.MsoNormalTable {mso-style-name:”Table Normal”; mso-tstyle-rowband-size:0; mso-tstyle-colband-size:0; mso-style-noshow:yes; mso-style-priority:99; mso-style-parent:””; mso-padding-alt:0in 5.4pt 0in 5.4pt; mso-para-margin:0in; mso-para-margin-bottom:.0001pt; mso-pagination:widow-orphan; font-size:10.0pt; font-family:”Calibri”,”sans-serif”; mso-bidi-font-family:”Times New Roman”;}
Halkan Ka Akhri warkaa oo dhamaystiran Riix