maanta wixii ka danbeeya ay dadkooda iyo dalkooda wax la qaybsanayaan.
Xubnaha hormoodka u ahaa kooxdaa oo xukuumadda Somaliland la gashay wadahadal ayaa kasoo degey madaarka Hargeysa todobaadkan,waxaana kusoo dhoweyay Madaarka masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland. Halkan Ka Daawo masuuliyiinta xukuumadda ee soo dhoweeyay iyo hogaamiyahakooxdaa Cabdirashiid Aw Nuur oo ka hadlay mawqifkooda waqtigan.