Burco(Araweelo News Network)Koox ka mid ah Ciidanka Booliska Burco, ayaa xabsiga loo taxaabay, kadib markii ay ka cawdeen dhsimayaal

 

hoy u ahaa oo Dawlada Hoose ee Burco ka rartay. Kooxda Booliska ah oo tiradoodu tahay 7 Askari, ayaa guriyihii ay deganaayeen  oo Hanto dawladeed ahaa laga saaray.


Waxayna  fariin cabasho ah u gudbiyeen Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, iyagoo ku dooday in arrintooda hoos loo eego, isla markaana ka cabanaya Maayarka Burco iyo Badhasaabka Gobolka oo ay sheegeen in ay fulinwaayeen wixii ay ku heshiiyeen markii laga saarayay guryaha ay deganaayeen, balse  waxa loo taxaabay Xabsiga, iyagoo Maayarka iyo Badhsaabkua Burco ka cadhoodeen cabashada ay mariyeen warbaahinta.

Magacyada  kooxda  Booliska ee la xidhay .
1-lIsmaaciil Deero.
2- Saalax Aw Nuux.
3-Cabdirisaaq Aadan.
4-Sakariye Axmed.
5- Maxamed Cabdi  Axmed.
6-Ina Faje.ayaa lagu soo gaabiyay magaciisa.
7- Aamina Axmed.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *