Khilaafka Sii Xooggaysanaya  Ee Madaxweynaha Iyo Raysal Wasaaraha Somalia Iyo Sababaha Xudunta U Ah ? Faaqidaada Arraweelo.comMuqdisho(Arraweelo News) Khilaafka  u dhexeeyay Madaxda dawlada Somalia ayaa cirka isku shareeyay. Kadib markii  Khilaafkaa oo soo ifbaxay  maalmihii u danbeeyay markii muddo sanad ah ay wada

 

shaqeynayeen , iyadoo mudadaa y laba Mas’uuI si wada jir ah u wada shaqaynayeen.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Raysal wasaarihiisa Cabdi Saacid Shirdoon ayaa sida ay sheegayaan xoggo la xidhiidha khilafkoodu debda usoo baxay maalmihii u danbeeyay, waxaana jira warar sheegaya in xildhibaanno iyo wasiirro la fikir ah Xasan Sheekh ay galabta kulan laqaateen Raysal wasaare Saacid Shirdoon iyagoo kula taliyay in uu xilka iska casilo ka hor inta aan laga qaadin.


Faaqidadaad ku saabsan muranka iyo khilaafka halkan ka akhriso

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *