soo bandhigay kulan hogaanka xisbiga iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda laba habeen ka hor soo jeediyeen. Kadib kulan gudoomiyaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan isugu keenay labada dhinac gurigiisa.
Xoghayaha Xisbiga Xasan Siciid Yuusuf oo qayb ka ahaa wefdi gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi maanta u raacay safar uu ku tegey dalka Ethiopia oo uu kaga qaybgelayo munaasibad la doonayo in lagu mideeyo labada xisbul xaakin ee Kulmiye iyo EPRDF ee dalka Ethiopia ayaa safxaafada la hadlay ka hor intii aanay ka dhoofin Madaarka Hargeysa galabta casarkii. Halkan Riix Warkaa oo dhamaystiran