Stockholm(Araweelo News Network) Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Cabdiraxmaan Cirro ayaa ku hanjabay in haddii Madaxtooyaddu ka deynweydo waxa uu ku tilmaamay faragelin lagu hayo
golihiisa wakiiladda ay farta dhexda ka qaniini doonaan.
Gudoomiyaha Wakiiladda Somaliland, isla matrkaana ah Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, wax a uu hadalkaa ka sheegay qudabad uu ka jeediay munaasaibad xisbigiisu ku qabtay dalka Swedan, wuxuuna sheegay in ay xukuumadda
Madaxweyne Siilaanyo ay ku jiraan wasiiro qal-qaaliyiin ah, kuwaas oo uu sheegay in ay dhibaato u keenayaan xukuumadda.
Gudoomiye Cirro wuxuu sidoo kale ka hadlay arrimaha doorashada, qorshayaasha u yaala xisbigiisa iyo arrimo kale
Halkan Ka daawo khudbadaa oo dhamaystiran Riix.