heshiiska alarabia1Dubai(Araweelo News Network) Xukuumadda Somaliland ayaa heshiish la gashay shirkadda Diyaaradaha ee Al-Arabia oo ka mid ah shirkaddaha ugu waaweyn, isla markaana ugu caansan dalalka Khliijka, kaas oo

 

la filayo inuu wax weyn ka taro dhinaca dhaqaalaha iyo horumarka Somaliland.

Wasiirka Duulista iyo Hawada Jamhuuriyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Wasiirka Wasaarada Ganaciga iyo iskaashiga Caalamiga ah Dr. Maxamed CabdilaahI Cumar oo maalmahan ku sugnaa dalka Imaaraadka ayaa kulamo ay wada yeesheen madaxda shirkadaa waxay Heshiis la galeen shirkada Duulimaadyada ee  Carabiya Airlines taas oo Somaliland ka bilaabi doonta Duulimaadyo, isla markaana maalgelin ku samaynay  adeegyada madaaradda Somaliland.

Halkan Ka Daawo Riix

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *